Maamulka Somaliland oo mamnuucay in la isku yimaado maalmo ciidka (dhegayso)

HomeWararka

Maamulka Somaliland oo mamnuucay in la isku yimaado maalmo ciidka (dhegayso)

Soomaaliland ayaa markale soo saartay Go’aano Cusub oo ku saabsan Maalmaha ciida,kuwaas oo ay sheegeen in looga hortagayo faafinta Cudurka Safmareenka

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)
Wasiirkii Dastuurka Soomaaliya oo ku geeriyooday Imaaraadka Carabta
Afghanistan: Qarax dad ay ku dhinteen oo ka dhacay Masjid

Soomaaliland ayaa markale soo saartay Go’aano Cusub oo ku saabsan Maalmaha ciida,kuwaas oo ay sheegeen in looga hortagayo faafinta Cudurka Safmareenka ah ee COVID-19 oo kiisas kamid ah laga helay deegaanadaas.

Madaxweyne kuxigeenka Soomaaliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa sheegay in la joojiyey isku socodka Gaadiidka dadweynaha Magaalooyinka Soomalailand iyo isku imaatinka la xiriira damaashaadka Ciida.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: