Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Janaraal Odawaa oo gaaray dhuusamareeb, xarumo cidana Booqday (Sawiro)

HomeWararka

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Janaraal Odawaa oo gaaray dhuusamareeb, xarumo cidana Booqday (Sawiro)

Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Janeraal Odawaa Yuusuf Raage oo shalay gaaray Magaalada Dhuusamareeb ayaa kormeer ku tegay Dugsiga Har-qaboobe ee Gur

Farmaajo: “Waxaan qirayaa in dowladdu ay khaladaad ka gashay Warbaahinta Madaxa bannaan ee dalka”
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Cabdirisaaq Cabddala Faamoos, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Janeraal Odawaa Yuusuf Raage oo shalay gaaray Magaalada Dhuusamareeb ayaa kormeer ku tegay Dugsiga Har-qaboobe ee Guriceel oo ka mid ah Xeryaha Tababarka Qaybta 21-aad.

Xeradaas ayaa waxaa ku jira Ciidamo in mudo ahba uu u socdey tababar sare oo lagu barayay xeeladaha dagaalka si loogu diyaar garoobo howlgalada looga saarayo deegaanada Al-Shabaab deegaannada ay ka joogaan Galmudug.

Taliye Odawaa Yuusuf Raage ayaa Ciidamada Dugsiga kujira iyo Saraakiishoodaba Ku amaaney dhabar adeega ay muujiyeen xiliga dheer ee tababarku socdey waxaa uuna balan qaadey in loo dhameystirayo agabkooda si looga faa’iideesto aqoontooda.


Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: