HomeUncategorized

DHEGEYSO-Warbixin ku saabsan roob-doon kadhacday Boosaaso.

Boosaaso, Nov 17 2016--Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa maanta waxaa kadhacay mid kamid ah isu soobaxyadii ugu badnaa ee roob doon ah oo kadhaca deegaamada Puntland.

Maamulka Jubba oo Kismaayo ku soo bandhigay xubno dhalinyaro oo ka tirsan Al-shabaab
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo kulamo la qaatay Maal-qabeeno Sucuudiyaan ah.
Baahin: Arbaca, 11 Sep 2013, Caawa Iyo Daljir Axmed Sh Maxamed Tallman ~ Daljir ~ Garoowe

Boosaaso, Nov 17 2016–Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa maanta waxaa kadhacay mid kamid ah isu soobaxyadii ugu badnaa ee roob doon ah oo kadhaca deegaamada Puntland.

Xarumaha ganacsiga, waxbarashada iyo xafiisyada dowladda ayaa intooda badan saaka xirnaa waxaana dadweyne iyo dowladba laysugu soobaxay banaanka magaalada oo lagu tukadey salad roob-doon ah Allena lagu baryey.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: