HomeUncategorized

Wararkii ugu dambeeyey ee magaalada Galkacyo kadib dagaalkii shalay.

Galkacyo, Nov 07 2016--Xaaladda magaalaa Galkacyo ee gobolka Mudug ayaa weli kacsan kadib dagaal culus oo maalinkii shalay kudhexmaray ciidamada dowladda Puntland iyo kuwa maamulka Galmudug.

Caawa iyo Daljir, Khamiis, April 25, Xaliimi Sacdiya Cabdilaahi Cali (Daljir Garoowe)
Dhegeyso: Barnaamijka Maanhadal oo Maanta looga hadlayo arrimaha Shirka wadatashiga Beelaha Puntland
DHEGEYSO=Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Cumar Laki Man.

Galkacyo, Nov 07 2016–Xaaladda magaalaa Galkacyo ee gobolka Mudug ayaa weli kacsan kadib dagaal culus oo maalinkii shalay kudhexmaray ciidamada dowladda Puntland iyo kuwa maamulka Galmudug.

Wararkii ugu dambeeyey ee aan saaka kahelayno magaalada Galkacyo ayaa sheegaya in labada dhinac ay gurmad dheeraad ah helayeen gelinkii dambe ee shalay ilaa xalay.

Saraakiisha ciidanka qalabka sida ee dowladda Puntland iyo gudoomiyaha gobolka Mudug ayaa sheegay in dagaalkii shalay ay Galmudug kaga dileen ilaa 81 askari iyagoona soobandhigay gaadiid iyo hub ay qabsadeen

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: