HomeUncategorized

Dhagayso Awaamiir kasoo baxday Guddiga Amniga Gobolka Nuugaal

Garowe, Oct, 26, 2016 - Gudiga Gobolka Ngaal Cumar Cabdulaahi Faraxweyne oo Maanta Shirjaraaid Ku Qabtay Magaalada Garoowe soo bandhigay awaamiir lala xiriirinayo falal liddi ku ah Nabadgalyada kasoo saareeen guddiga amniga Gobolka Nugaal, kuwaasi oo shirar kale duwan ku lahaa maalmihii ugu dambeeyay magaalada Garowe ee caasimada Puntland.

Tobaneeyo ku dhintay gaadiid daad qaaday; waddada halbowlaha ah ee isku xirta gobollada Puntland oo xiran kadib buundo jabtay.
Maamulka biyaha Galkacyo oo hadal macno-darro ah ku tilmaamay waraaqo digniin ah oo la daadiyey.
Sedex qof oo u shaqaynayey hay?adda WFP oo lagu dilay Matabaan, Hiiraan.
Garowe, Oct, 26, 2016 – Gudiga Gobolka Ngaal Cumar Cabdulaahi Faraxweyne oo Maanta Shirjaraaid Ku Qabtay Magaalada Garoowe soo bandhigay awaamiir lala xiriirinayo falal liddi ku ah Nabadgalyada kasoo saareeen guddiga amniga Gobolka Nugaal, kuwaasi oo shirar kale duwan ku lahaa maalmihii ugu dambeeyay magaalada Garowe ee caasimada Puntland.
 
Cumar Cabdulaahi Faraxweyne ayaa Sheegay inay Ka Hortagayana Wax Kasta oo Amniga,Horumarinta Gobolka iyo Iyo Dilaya Isagoo SHeegay Inay Tilaabo ka Qaadi Doonaan Cidii Jeexday Dhulka ayraboorka Garoowe oo Dhawaan Dhulkiisa La Cabirtay iyo Cagaftii Cabarkaas sameysay.
 
Gudoomiyaha oo Su.aalo Arimahas ayaa Ku Jawaabay Sidatan 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: