Bandow xalay ka dhaqan galay guud ahaan Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Bandow xalay ka dhaqan galay guud ahaan Puntland (dhegayso)

Puntland waxaa ka dhaqangalay banadaw xilliga habeenkii ah oo dawladda Puntland ay soo rogtay, kaasoo ka bilawday 6dii makribnimo ee xalay, kuna eg si

Jarmalka oo Maxkamadaynaya Muwaadin Soomaali ah
Maxamed Cawil ayaa ku guulaystay Guddoomiyaha Xallinta Khilaafaadka, Kaddib Xilkaqaadistii RW Rooble
DFS oo shaacisay in ay Karantiishay Afar qof ka yimid dalalka uu sameeyay Cudurka Coronovirus.

Puntland waxaa ka dhaqangalay banadaw xilliga habeenkii ah oo dawladda Puntland ay soo rogtay, kaasoo ka bilawday 6dii makribnimo ee xalay, kuna eg sida madaxda dawladdu ay sheegeen 5ta aroorinimo.

Soo rogidda bandawgaasi ayaa looga golleeyahay labo arrimood oo muhiim ah, kuwaasi midyahay ka hortagga xanuunka dilaaga ah ee Corona Virus, halka midka kalana uu yahay adkaynta amniga magaalooyinka Puntland.

Cismaan Yuusuf Xaraare waa siyaasi horay u soo noqday mudane Baarlamaanka dawladda dhexe ah, wareysi uu siiyey Radio Daljir ayuu uga hadlay amniga Puntland, arrimaha ka hortag ee Corona Virus iyo kobcinta dhaqaalaha.

Hoos ka dhegayso.


Diiwaanka Wararka

Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: