DHEGEYSO-Barnaamijkii Maanhadal iyo Puntland iyo Galmududug oo aan waxba isula harin

Galakcyo, Oct 21 2016–Kulan wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii Maanhadal, oo ah todobaadle maalin walba oo Jumce ah kabaxa Idaacadda Daljir iyo mareegta internet ee Daljir.com.

Barnaamijka waxaa toodbaadkaan marti ku ah wasiirka howlaha guud iyo gaadiidka dowladda Puntland Cabdirashiid Maxamed Xirsi iyo Wasiirka Amniga Galmudug Cismaan Ciise Nuur Taardhuleed.

Daadihiye Jamaal Faarax Aadan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0