HomeUncategorized

Dhagayso Barnaamijka Caawa iyo Daljir Laascaanood Axad Oct – 16 – 2016 Wariye Cabdifitaax Cumar Geeddi

Laasaanood, Oct, 17, 2016 - Halkaan ka dhagayso barnaamijka fiidnimo oo caawa iyo daljir oo uu idinla socodsiinayo wariye Cabdifitaax Cumar Geeddi, waxaanda ku maqli doontaan wararkii ugu dambeeyay ee dalka iyo dibadda

Mudaaharaad rabshado wata oo ka dhacay magaalada Laascaanood, sababayna dhimasho iyo dhaawac dad rayad ah.
Gollaha Amaanka ee QM oo isku-raacay in ciidamada AMISOM la gaarsiiyo 17-kun,ayna ka howlgalaan gobolada koonfureed ee Soomaaliya.
Maamulkii Mudug heer gobol iyo heer dagmo oo lakala diray; Maxamud C/Raxman Cuuke oo noqonaya Guddoomiyaha gobolka iyo Duqa Galkacyo.

Laasaanood, Oct, 17, 2016 – Halkaan ka dhagayso barnaamijka fiidnimo oo caawa iyo daljir oo uu idinla socodsiinayo wariye Cabdifitaax Cumar Geeddi, waxaanda ku maqli doontaan wararkii ugu dambeeyay ee dalka iyo dibadda

Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: