Waxgaradka Puntland oo ka hadlay khatarka Cudurka Coronavirus (dhegayso)

HomeWararka

Waxgaradka Puntland oo ka hadlay khatarka Cudurka Coronavirus (dhegayso)

Garaad Bootaan Garaad ismaaciil oo soo booqday xarunta Dalji Bosaso ayaa sheegay in cudurka Coronavirus ee faraha ba’an ku haya dunida looga bad baadi karo cabsi Alle iyo ilaah in loo noqdo, cabsidiina la badiyo. Garaadka ayaa u waramay weriye Cbadiraxmana Xusdeyfi

Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 39aad Dec 20, 2019 Xaawo Axmed (dhegayso)
Bidhaan Jet, Madbacad Casri ah oo ka Hirgashay Garoowe (dhegayso)
Maxaad ka taqaan Tariikhda degmada Erergote ee (DDS)? (Warbixin)

Garaad Bootaan Garaad ismaaciil oo soo booqday xarunta Dalji Bosaso ayaa sheegay in cudurka Coronavirus ee faraha ba’an ku haya dunida looga bad baadi karo cabsi Alle iyo ilaah in loo noqdo, cabsidiina la badiyo.

Garaadka ayaa u waramay weriye Cbadiraxmana Xusdeyfi

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: