HomeUncategorized

DHEGEYSO-General Siciid Dheere*Puntland cidna duulaan kuma aha laakiin ways difaacaysaa*.

Galkacyo, Oct 15 2016--Taliyaha ciidanka difaaca dowladda Puntland Siciid Maxamed Xirsi (Siciid dheere), oo kusugan magaalada Galkacyo ayaa shaaciyey in dowladda Puntland aysan cidna weerar ku ahayn.

DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Cabdifatax Cumar Geeddi.
testing …
DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo M CC Kooshin.

Galkacyo, Oct 15 2016–Taliyaha ciidanka difaaca dowladda Puntland Siciid Maxamed Xirsi (Siciid dheere), oo kusugan magaalada Galkacyo ayaa shaaciyey in dowladda Puntland aysan cidna weerar ku ahayn.

General Siciid Dheere oo lahadlayey Idaacadda Daljir aya sheegay in haddii Puntland dadkeeda lasoo weeraro aysan gacmaha laaban doonin sidii dhacdayna ay difaaci doonaan shacabka iyo dhulka Puntland.

Taliyaha ayaa waxa uu kudheeraaday nabadgelyada Galkacyo iyo qaabkii ay kusoo wada noolaan jireen dadka degan gobolka Mudug gaar ahaan magaalada Galkacyo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: