HomeUncategorized

Dhagayso Faysal Rooble oo falanqaynaya Shaxda Tartarnka Aqalka sare ee Puntland Iyo sababta Cali Xaaji looga saaray liiska.

Los Angeles, 12 - Oct - 2016 - Qoraa sare Faysal Rooble oo ah Maareeya Guud ee qaybta qorshayn ee Los Anjalis ayaa si qoto dheer uga hadlay sababta Cali Xaaji looga saaray liiska tartamayaasha aqalka sare ee Puntland

Shirka madasha wadatashiga doorashada Somalia oo qodobo hordhac ah laga soo saaray.
Xukuumadda Puntland oo meelmarisay xeerka saxaafadda.
Dhagayso Caawa iyo Daljir Axad 09 – Oct – 2016 – Wariye Jamaal Faarax Aadan Daljir Studio Gaalkacyo

Los Angeles,  12 – Oct – 2016 – Qoraa sare Faysal Rooble oo ah Maareeya Guud ee qaybta qorshayn ee Los Anjalis ayaa si qoto dheer uga hadlay arrin muddooyinkii ugu dambaysay ay si aad ah u hadal-hayeen website-yada Soomaaliyada iyo baraha bulshada, taasi oo la xiriirta sababta Cali Xaaji looga saaray liiska tartamayaasha aqalka sare ee Puntland

Faysal waxaa kale oo uu ka hadlay musharax Cumar C/rashiid Cali Sharmaake iyo tartankiisa la xiriira aqalka sare ee Puntland. Faysal waxaa uu xusay in ay jiraan dad badan oo miisaan ku leh siyaasadda oo oo Soomaaliya, isagoo carrabka ku dhuftay M/hore ee Puntland C/raxmaan Faroole.

Qpraa sare Faysal Rooble oo ka mid ah aqoonyahannada falanqeeya siyaasadda Soomaaliya waxaa kale oo uu ka hadlay tartartanka Aqalka sare ee u dhaxeeya General Morgan iyo G/kuxigeenka Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cawad.

Hoos ka dhagayso waraysigii oo dhammaystiran.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: