HomeUncategorized

DHEGEYSO-Mid kamid ah isimada soo jireenka ah ee G Mudug oo kadigey colaada Galkacyo.

Galakcyo, Oct 11 2016--Suldaan Cabdicasiis cumar Daad Suldaan Beyle oo kamid ahaa salaadiintii Wax kasoo dhistay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta g/mudug ayaa Waxa uu Waxlaga Xumaado uu kutilmaamay Dagaalka kasoo cusboonaaday Magaalada Gaalkacyo isagoona kutilmaamay in nasiibdaro ay tahay in 26 sano kadib uu dagaal kale uu kaqarxo magaalada gaalkacyo taas oo uu kudhinto wiil soomaaliyeed ayna kubarakacaan hooyooyin soomaaliyee,

DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Wariye Cabdifataax Cumar Geeddi.
M/weyne Faroole iyo waftigii uu hogaaminayey oo dib ugu laabtay Garowe, kadib safar hawleed gaaban oo ay ku tageen degmada Xarfo, Mudug.
Ciidamadii Ethiopian-ka ahaa oo ka baxay magalaada Beledweyn. [Akhris …]

Galakcyo, Oct 11 2016–Suldaan Cabdicasiis cumar Daad Suldaan Beyle oo kamid ahaa salaadiintii Wax kasoo dhistay  Magaalada Gaalkacyo ee xarunta g/mudug ayaa Waxa uu Waxlaga Xumaado uu kutilmaamay Dagaalka kasoo cusboonaaday Magaalada Gaalkacyo isagoona kutilmaamay in nasiibdaro ay tahay in 26 sano kadib uu dagaal kale uu kaqarxo magaalada gaalkacyo taas oo uu kudhinto wiil soomaaliyeed ayna kubarakacaan hooyooyin soomaaliyee,   

Suldaanka ayaa Maamulada iyo siyaasiyiinta kasoo jeeda Gobolka Mudug ugubaaqay in ay u istaagaan daminta dagaalka Gaalkacyo.    

Hadaba suldaanka oo kusugan Magaalada Muqdiso ayaa Waxa uu lasooxiriiray istuudiyaha Daljir Magaalada Bosaaso Waxaana Waraystay Wariye Xasan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: