Mudaharaad Cadaalad loogu raadinayeey Hooyo lagu kufsaday,laguna dilay Garoowe oo Gaalkacyo ka dhacay (dhegayso | Daawo)

HomeWararka

Mudaharaad Cadaalad loogu raadinayeey Hooyo lagu kufsaday,laguna dilay Garoowe oo Gaalkacyo ka dhacay (dhegayso | Daawo)

Qaar kamid ah Haweenka gobalka Mudug gaar ahaan magaaladda Gaalkacyo ayaa soo qaban qaabiyeey Banaanbax balaaran oo Cadaalad lagu raadinayeey Hooyo Ho

Saaka & Dunida iyo Jamaal Faarax Aadan (dhegayso)
Sucuudiga oo Somaaliya tageero u balan qaaday
Warka Fiidnimo iyo Faadumo degan daahir Daljir Bosasso (dhegayso)

Qaar kamid ah Haweenka gobalka Mudug gaar ahaan magaaladda Gaalkacyo ayaa soo qaban qaabiyeey Banaanbax balaaran oo Cadaalad lagu raadinayeey Hooyo Hodan Shalayste oo lagu kufsaday dilna lagu darray Magaaladda Gaalkacyo.

Qaar kamid ah haweenka Magaaladda Gaalkcyo oo dibad baxaas ka hadlayeey ayaa codsaday in cadaalada lag marsiiyo raggas kufsiga geeystay oo ku xiran Magaaladda Garoowe.

Wariye Cabdinaasir Jeekey ayaa Warbixin ka diyaariyeey

Hoos ka daawo Muqaalka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: