HomeUncategorized

Dhagayso Warkii Fiidnimo ee Radio Daljir Arbaco 28 Sept 2016 – Wariye Cabdullaahi Yare Studio Daljir Gaalkacyo

Gaalkacyo, Sept, 28 - 2016 - Halkaan ka dhagayso warkii fiidnimo ee Radio Daljir oo caawa idinkga imaanaya Daljir xarunteeda Gaalkacyo waxaa idinla socodsiinaya wariye Cabdullaahi Yare, waxaad na ku maqli doontaan wararkaii ugu dambeeyay ee dalka iyo dibadaba.

Gudd. gobolka Mudug oo uga digay maamulka, Issimada, ganacsatada & shacabka Galkacyo lagacta faalsada ah.
Dowladda Puntland oo taageertay Go’aankii Jubbaland ay xiriirka ugu jartay Dowladda Soomaliya
Tababar ku saabsan ka hortagga Hargabka shimbiraha oo maanta ka furmay Garoowe.

Gaalkacyo, Sept, 28 – 2016 – Halkaan ka dhagayso warkii fiidnimo ee Radio Daljir oo caawa idinkga imaanaya Daljir xarunteeda Gaalkacyo waxaa idinla socodsiinaya wariye Cabdullaahi Yare, waxaad na ku maqli doontaan wararkaii ugu dambeeyay ee dalka iyo dibadaba.

Hoos ka dhagayso warkii Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: