HomeUncategorized

DHEGEYSO-Odayaasha Caabudwaaq,*Puntland iyo DDSI waa loo gafey*.

Caabudwaaq, Sep 08 2016--Odayaasha dhanka ee degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa maanta xiriir ay lasoo sameeyeen Idaacadda Daljir waxa ay kaga hadleen weerar lala beegsaday tira nabadoono ah oo dad shacab ah lagu dhaawacay.

Maamulka Faroole Sannad Ka dib – Qore Khadiijo Maxamed Cali.
Kulan looga arrinsanayo horumarinta caafimaadka Soomaliya oo ka furmay Garoowe.
(Dhagyaso) Golaha wasiirada Puntland oo ka dooday ammaanka, dhaqaalaha, iyo taabagalinta dumuqraadiyadda Puntland.

Caabudwaaq, Sep 08 2016–Odayaasha dhanka ee degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa maanta xiriir ay lasoo sameeyeen Idaacadda Daljir waxa ay kaga hadleen weerar lala beegsaday tira nabadoono ah oo dad shacab ah lagu dhaawacay. 

Odayaasha ayaa wax laga xumaado kutilmaamay hadalkii kasoo yeeray maamulka degmada ee Galmudug, kaasi oo ahaa in Puntland arrinkaasi ka dambaysay, waxaana ay xuseen in Puntland iyo DDSI loo gafey.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: