HomeUncategorized

DHEGEYSO-AUN Cumar Faaruuq oo aas loogu sameeyey qabuuraha Garoowe.

Garoowe, Sep 03 2016-Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland waxaa habeenkii xalay aas ballaaran loogu sameeyey AUN Madixii ganacsiga ee shirkadda Isgaarsiinta ee Golis Cumar Ciise Maxamed (Cumar Faaruuq).

Wafti uu hoggaaminayo R/wasaare Gaas oo galabta gaaray Kenya, kana qaybgali doona shir khuseeya Soomaaliya oo ka dhici doona Nairobi.
QM oo ka dalbatay ka qeyb-galayaasha New deal in ay miiska saaran taageerada dhaqaale Soomaaliya
Dhagayso Warkii Fiidnimo ee Radio Daljir 13 – Febru – 2016 Wariye Khadro Maxamed Maxamuud

Garoowe, Sep 03 2016-Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland waxaa habeenkii xalay aas ballaaran loogu sameeyey AUN Madixii ganacsiga ee shirkadda Isgaarsiinta ee Golis Cumar Ciise Maxamed (Cumar Faaruuq).

Marxuumka oo isaga iyo wiil uu dhalay ay shalay kudhinteen shil gaari ayaa waxaa aaskooda ka qaybgalay mas’uuliyiin katirsan dowladda Puntland, ganacsato iyo boqolaal shacab ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: