Guddoonka baarlamaanka Galmudug oo la kulmay Musharaxiinta xilka Madaxweynaha (Daawo)

HomeWararka

Guddoonka baarlamaanka Galmudug oo la kulmay Musharaxiinta xilka Madaxweynaha (Daawo)

Gudoonka Cusub ee Baarlamaanka Galmudug, ayaa kulan la qaatay Qaar ka Mida Musharxiinta u taagan xilka Madaxtinimada maamulka Galmudug. Kulanka Wax

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Warka Caweysin iyo iid Gunre , Daljir Bossaso (dhegayso)
Xildhibaano nooce ah ayeey shacabka Puntland u bahanyihiin 2019 (Daawo)

Gudoonka Cusub ee Baarlamaanka Galmudug, ayaa kulan la qaatay Qaar ka Mida Musharxiinta u taagan xilka Madaxtinimada maamulka Galmudug.

Kulanka Waxaa ka soo Muuqaday Xildhibaan Cabdirxmaan Odowaa, Kamaal Guutaale, Wehliye iyo Cabdi dheere, Waxaana kulanka aan joogin Musharax Cabdi Qoor Qoor.

Saddex ka mid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxtinimadda maamulka Galmudug ayaa maanta walaac ka muujiyay hanaanka doorashadda maamulka Galmudug, waxaana ay sheegeen in ay walaac ka qabaan in lagu shubto doorashadda.

Musharaxiinta kala ah Cabdullaahi Faarax Wehliye, Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa iyo Kamaal Guutaale ayaa ku baaqay in doorashada ugu yaraan 21 Cisho dib loo dhigo si loo helo Waqti Ololo.

Waxa ay sheegeen in wali Handaad lagu hayo Xildhibaanada baarlamaanka maamulka Galmudug, islamarkaana hadii ay sii socoto Handadaada ay iska hari doonaan doorashada.

Hoos kaga bogo.

Diwaanka
Wararka Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: