Dowladda Soomaaliya oo digniin ka soo saartay Roobabka iyo dabeylo ku soo wajahan Soomaaliya (Akhriso )

HomeWararka

Dowladda Soomaaliya oo digniin ka soo saartay Roobabka iyo dabeylo ku soo wajahan Soomaaliya (Akhriso )

War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta ayaa lagu sheegay in roobabka weli ka da’aya gobolada ay suura gal ka dhigi karaan fatahaado hor leh, waxaana heegan la geliyay hey’adaha qaabilsan gurmadka iyo ka jawaabista xaaladaha degdega ee ka dhalan kara roobabka iyo dabeylaha la saadaalinayo. Akhriso.

Shirkadda Golis oo Qalab Xafiseed ku Wareejisay Wasaarada Warfaafinta Puntland (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Boosaaso Hoteel Karaama oo Dib Loo Furay (dhegayso)

War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta ayaa lagu sheegay in roobabka weli ka da’aya gobolada ay suura gal ka dhigi karaan fatahaado hor leh, waxaana heegan la geliyay hey’adaha qaabilsan gurmadka iyo ka jawaabista xaaladaha degdega ee ka dhalan kara roobabka iyo dabeylaha la saadaalinayo.

Akhriso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: