HomeUncategorized

Alshabaab oo xaqiijisay in xildhibaan Badbaado uu Muqdisho isku qarxiyey.

Muqdisho, July 27 2016--Kooxda Alshabaab ayaa idaacadda Andulus ee wararka u faafisa waxa ay ku sheegtay in Saalax Badbaado oo katirsanaan jirey barlamaanadii kumeel gaarka ahaa ee Soomaaliya uu shalay Muqdisho isku qarxiyey.

Dhagayso:Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Wariye Koshin
Bossaso: 21 Garsoore oo ka trisanaa maxkamadaha gobollada Puntland oo shaqadii laga eryey.
DHEGEYSO-Gudoomiyaha barlamaanka oo kahadlay xildhibaanada aan weli la dooran.

Muqdisho, July 27 2016–Kooxda Alshabaab ayaa idaacadda Andulus ee wararka u faafisa waxa ay ku sheegtay in Saalax Badbaado oo katirsanaan jirey barlamaanadii kumeel gaarka ahaa ee Soomaaliya uu shalay Muqdisho isku qarxiyey.

Cod laga duubay ka hor inta uusan fulin weerarka ayaa Saalax Badbaado ayaa uu kaga hadlay weerarka uu fulinayo iyo ujeedka uu u socdo, isagoo dardaaran u diray shacabka Soomaaliyeed iyo dagaalyahanada Al-Shabaab, wuxuuna fariin u diray shacabka ka soo jeeda deegaanada Gobolada Waqooyi ee Somaliland, halkaasoo uu deegaan ahaan ka soo jeedo.

Saalax Nuux Ismaaciil (Saalax Badbaado) ayaa ka mid ahaa Baarlamaankii KMG, waxaana sanadkii 2010 uu ka goostay Baarlamaanka, kuna biiray Al-Shabaab.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: