Ra’iisul Wasaarihii dalka Ciraaq oo iscasilay

HomeWararka

Ra’iisul Wasaarihii dalka Ciraaq oo iscasilay

Raysal Wasaaraha dalka Ciraaq Adel Abdul Mahdi ayaa ku dhawaaqay in uu xilka iska casilay, kadib dibaxyo ballaaran oo dhiig ku daaday oo mudooyinkii u

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)
ISUDUWAHA XULKA QARANKA SOOMAALIYEED OO BEENIYEY WAR BEEN ABUUR AH OO MAALMIIHII UGU DAMBEEYEY AAD LOO HADAL HAAYEY
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Raysal Wasaaraha dalka Ciraaq Adel Abdul Mahdi ayaa ku dhawaaqay in uu xilka iska casilay, kadib dibaxyo ballaaran oo dhiig ku daaday oo mudooyinkii ugu dambeeyey ka dhacayey dalkaasi..

Is-casilaadda Raysal Wasaare Abdul Mahdi ayaa waxaa lagu shaaciyey war-saxaafadeed ka soo baxay xafiiskiisa.

Go’aanka is-casilaadda Abdul Mahdi ayaa timid, kadib markii hogaamiyeyaasha sar-sare ee Shiicada ay ugu baaqeen in uu xafiiska banneeyo. si loo joojiyo dhiiga iyo xasilooni daradda ka jirta Iraaq.

Yanar Mohammed, oo ka mid ah asaasayaasha ururka u dooda xuquuqda Dumarka ayaa sheegay in ay soo dhaweenayaan is-casilaadda Raysal Wasaare Abdul Mahdi.

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: