HomeUncategorized

Dibad-bax looga soo horjeedo Dowladda Somaliya oo Garowe ka dhacay

Axad, Juun 28, 2015 (Daljir)_Banaanbax dadku ku muujinayaan siday uga xun yihiin mamulka sharci darada ah ee laga dhisayo magalada Cadaado iyo taageeradda madaxda DFS u muujiyeen ayaa maanta oo Axad ah waxaa lagu qabtay magalada Garowe ee xarunta Puntland.

Dr. Axmed Xaaji Cabdiraxmaan oo ka mid ahaa culimada waaweyn ee Puntland oo saaka lagu dilay Bossaso & raggii dilkaasi gaystay oo baxsaday.
DHAGAYSO: Barnaamijkii Saaka iyo Dunida _Sabti_17
Baahin: Isniin, 9 Sep 2013, Caawa Iyo Daljir Weriye Macamed C Cali (Kooshin) ~ Daljir ~ Garowe

Axad, Juun 28, 2015 (Daljir)_Banaanbax dadku ku muujinayaan siday uga xun yihiin mamulka sharci darada ah ee laga dhisayo magalada Cadaado iyo taageeradda madaxda DFS u muujiyeen ayaa maanta oo Axad ah waxaa lagu qabtay magalada Garowe ee xarunta Puntland.

Banaanbaxaan oo dadwayne faro badani kasoo qayb galeen ayaa waxaa dadka fagaaraha caanka ah ee Baraxada kula hadlay madaxda mamulka Gobalka Nugaal iyo kan degmada Garowe iyo qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka.

Dhamaan madaxdii ka hadlay madasha ayaa dowladda Soomaaliya ku eedeeysay in ay fara galin ku hayso xuduudaha Puntland.

 

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: