Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaaliya Axmed Ciise cawad oo Waraysi Xiiso leh siyeey Warbaahinta Daljir (Daawo)

Axmed Ciise Cawad Wasiirka Arrimaha dibadda Dowladda Federaalka Somaaliya oo ku sugan Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa waraysi gaar ah uu sinayeey Warbaahinta Daljir wuxu kaga hadlay Arrimo Badan oo dalka ka tagan.

Wasiirka ayaa ka hadlay Doorka Soomaaliya ee muranka wadaaga biyaha webiga Niil | khilaafka Ethiopia iyo Masar| Arimaha Kenya, Siyaasada arimaha dibada ee Soomaaliya maxaa iska bedeley?

Hoos ka daawo Waraysiga oo Dhamaystiran.


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaaliya Axmed Ciise cawad oo Waraysi Xiiso leh siyeey Warbaahinta Daljir (Daawo)”

  1. Abti yariisoow

    TAASI WAA HAGAG AXMEDOW,WAANA TAN IMANDOONTA HADII SHEEKADAN XUMAATO ? BEDELKOODI KHADAR BAAD U HIILISEEN INSTEAD AAD KU DHAWAAQDEEN DHEX DHEXAAD HALKAA DEEL QAAF BAAD SAMAYSEEN OO WELI
    AAD LADHUTINAYSAAN GO,AAN XUMADAAS AAD HORE UGU KACDEEN

U Jawaab Abti yariisoow Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com