Wariyaal ka tirsan Warbaahinta Daljir oo maanta lagu xiray Garoowe

HomeWararka

Wariyaal ka tirsan Warbaahinta Daljir oo maanta lagu xiray Garoowe

Agaasimaha Daljir Garoowe, ahna kuxigeenka tifaftiraha Daljir Khadar Awl iyo wariye Candiqani Fantastic ayaa lagu xiray goordhowayd saldhigga dhexe ee

Warka Fiidnimo iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Isbaddalka Geeska Afrika: Faa’iidada Eriteriya iyo khasaaraha Djibouti (dhegayso)

Agaasimaha Daljir Garoowe, ahna kuxigeenka tifaftiraha Daljir Khadar Awl iyo wariye Candiqani Fantastic ayaa lagu xiray goordhowayd saldhigga dhexe ee magaalada Garoowe.

Xarigan ayaa dhacay xilli ay doonayeen inay maxkamadda jawaab ka bixiso ehalada marxuumad Hodan Shanlaysto oo shalay maxkamadda Garoowe ku dhaliilay caddaalad darro, Hodan ayaa ahayd marxuumad horay dil iyo kufsi loogu gaystay magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland.

Guddoomiyaha maxkamadda ayaa ku amray ciidamada inay xabsiga dhigaan wariye Khadar Cawl iyo Cabdiqani Fantastic oo arrimaha shaqo u tagay maxkamadda iyo jawaab inay ka bixiyaan eedaha loo jeediyay maxkamadda Degmada Garoowe.

Wixii ku soo kordha kala soco daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: