Wacaal Daray ah: Maleeshiyo Galmudug oo Ballibusle Maato ku Dhaawacay

HomeWararka

Wacaal Daray ah: Maleeshiyo Galmudug oo Ballibusle Maato ku Dhaawacay

Warar hadda naga soo gaaray maagaalada Ballibusle oo dhacda bariga Gaalkacyo, soona gaaray warqabadka Daljir daqiiqado kahor, ayaa sheegaya in deegaan

Faahfaahin: Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdigiisi oo Gaalkacyo si Qurux Badan loogu Soodhaweyaay (dhegayso+Sawiro)
RW Khayre oo Wasiirka Amniga iyo Saraakiisha Ciidanka Su’aalo Waydiiyey (dhegayso)
Qardho Qurux Badanaa (sawirro)

Warar hadda naga soo gaaray maagaalada Ballibusle oo dhacda bariga Gaalkacyo, soona gaaray warqabadka Daljir daqiiqado kahor, ayaa sheegaya in deegaanka ay soo weerareen maleeshiyo hubaysan oo ka soo tallaabtay koonfurta Mudug.

Illaa iyo hadda waxaa la xaqiijiyey in dableyda Galmudug ay degmada Ballibusle ku dhaawaceen haweeney xaamilo ah oo uur 9 bilood sidda iyo wiil aan da’diisa weli la sheegin. Wararku waxay intaas ku darayaan in isla markiiba laga hortagay dableyda weerarka ahayd, laakiin aan weli la sugin khasaaraha gaaray.

Warka oo faahfaahsan iyo waraysiyo kala soco Radio Daljir.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: