Taariikhda Degmada Sheekh (Sawiro)

Taariikhda Degmada Sheekh (Sawiro)

Degmada Sheekh ee gobolka Saaxil waxa ay ka mid tahay degmooyinka ugu qadiimisan dhulka ay Soomaalidu degto waxayna degmadu ay jirtaa  mudo kabadan  hal qarni.

Sheekh waxaa degmo ahaan loo aqoonsaday sanadii 1972kii,waxayna jooga bada ay ka saraysaa 1500 oo mtr.

 

Hadaba wariye Xasan Heykal oo ka tirsan bahada Daljir xaruntiisa Bosaaso ayaa safar shaqo ku maray degmada kana soo qaaday Sawiradan hoose.

Sawiro.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com