Sayid Axmed Sh. Daahir, safiirka Somaliya ee Uganda oo ka tacsiyadeeyey qaraxyadii Kampala.

Kampala, July 13 – Sayid Axmed Sh. Daahir, safiirka Somaliya ee Uganda ayaa uga tacsiyadeedyey shacabka & dawlada Uganda qaraxyadii ay ku dhinteen, kuna dhaawacmeen dad fara badan oo rayad ah oo daawanayey ciyaartii faynalka ahayd ee koobka aduunka.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com