Qardho: Wariye Maxamuud Fantastic oo lagu xiray magaalada Qardho

Wariye Maxamuud Cabdirisaaq Cismaan (Fantastic) ayaa caawa (Jimce 26 November 2021) lagu xiray magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar , Wariye Fantastic waxaa lala xiray Guuleed Cabdirsaaq Nuur (Kiboonge) oo ku shaqaysta baabuur dadka wacyigeliya.
ilaa iyo hada si rami ah looma oga sababta loo xirey hase yeeshee in aan laxirey ka hor ayaa Wariye Fantastic wuxuu wariyayaal kusugan Qardho & eheladiisa u sheegay in looga yeerey Saldhiga  dhexe ee Bilayska Qardho.
Wariye Fantast
Wariye Fantastic
Puntland mar kasta oo ay ka dhashaan xiisado Siyaasadeed, Wariyeyaasha iyo Warbaahintu waxay noqdaan kuwa si toos ah loogu bartilmaameedsado caburinta si loo qariyo sheeko uusan Maamulku doonayn in shacabka loo sheego.
Diiwaanka Wararka
Radio Daljir

Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com