Qaaliga maxkamadda darajada kowaad ee jariiban oo ka hadlay kiiska kufsiga Caasho (dhegayso)

Qaaliga maxkamadda darajada kowaad ee jariiban oo ka hadlay kiiska kufsiga Caasho (dhegayso)

Qaaliga Maxkamada Darjada koobaad ee degmada JAriiban ee gobolka Mudug Mudane Shiikh Jaamac Maxamuud Shiikh Xassan Kaytoon ayaa ka hadlay diinta islaamku waxay ka qabto iyo qaabka la doonayo in maxkamadu ay u Wajahdo.

Qaaliga Maxkamada ayaa sidoo kale wuxuu sheegay in Raga ku lug leh kufsiga Gabadha yarta in dhamaan lagu xukumayo Dil sida uu sheegay Shiikh Jaamac Qaaliga Maxkamada Darajada koobad ee gobolka Mudug.

Laamaha amaanka ayuu ugu baaqay inay falkaasi sida ugu dhaqsaha badan uga hawlgalaan una soo qabtaan dadkii ka danbeeyey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com