MAANHADAL: Dilalka Bossaso iyo mustaqbalka maamulka Dekedda Bosaaso (dhegayso | daawo)

MAANHADAL: Dilalka Bossaso iyo mustaqbalka maamulka Dekedda Bosaaso (dhegayso | daawo)

Kulanti wacan oo wanagaansa dhagaystiyaal meel walbaad dunida kajoogtaan kusoo dhawadda Barnaamijka Maanhadal oo jimco walba an ku falanqeyno xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo hadba mowduuci taagan.

Barnaamijka Maanhadal Todobaadkan waxaan kusoo qaadan doonaa Dilalka Bosaaso, mustaqbalka maamulka dekedda Bosaaso iyo Golaha xukuumadda cusub ee Puntland tirada iyo tayada ee shacabka u baahanyihiin.

Axmed Sheekh Maxamed (Tallman) ayaa Barnaamijka kasoo jeedinaya Xarunta daljir ee Garoowe.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com