Duqa degmada Gaalkacyo Nabadoon Yaasiin Cabdisamad Cumar oo waraysi gaar ah siiyay radio Daljir ayaa waxa uu ka warbixiyey waxyaabihii u qabsoomay mudadii uu xilka hayey.
Gduoomiyha dhankale amaro kusoo rogay dad dhismayaal ay ku ganacsadaan laga siiyey suuqa Dayax kuwaas oo sidii loogu tala galay uga faa,iidaysan waayey.
Dhegayso.
Audio Player
COMMENTS