Guddoomiyaha Boocame oo sheegay in Ciidamadda Puntland Boocame ku suganyihiin (dhegayso)

Guddoomiyaha Boocame oo sheegay in Ciidamadda Puntland Boocame ku suganyihiin (dhegayso)

Duqa Degmada Boocame eee gobolka Sool oo Saakay Xiriiir la Soo sameeyay Radio Daljir ayaa beeniyay Warar ilaa shalay la isla Dhexmarayay ooo ahaa ina Ciidamo Soomaliland ah ay yimadeen Magaaladaas.

Gudoomiye Xayle Xassan Shire ayaa sheegay in dadka boocame ay yihiiin dad reer Puntland ah wuxuu ugu baaaqay dadka wararka beeen abuurka ahh ka faafinaya degmada inay a waantoobana arimahaas.

Ugu danbeyntii Gudoomiye Xayle ayaa ugu baaqay bulshada Puntland in ay is garabtagaan Ciidamada qalabka sida ee Dfaacaya dhulka Puntland ..

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com