Golaha Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed: “Faragalinta DFS waxa ay sababtay in aan dib-dhigno doorashadii KGS” (bayaan)

Golaha Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed: “Faragalinta DFS waxa ay sababtay in aan dib-dhigno doorashadii KGS” (bayaan)

Golaha Odayaasha dhaqanka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxa ay soo saareen bayaan in doorashadii Koonfur Galbeed dib loo dhigay, ayaga oo dib-dhigga ku sababeeyey faragalin qaawan oo madaxda sare ee Dowladda Federaalku ku hayaan doorashada dowlad goboleedka KMG ah.

Odayaasha dhaqanka ayaa sheegay in xildhibaanadii KGS loo rartay Xamar oo hoteelo la dajiyey, la laaluushay, lana rabo in ay u codeeyaan musharraxa ay wataan oo loo soo dajiyey gawaari aan xabbaddu karin.

HALKAN RIIX oo ka akhriso bayaanka Odayaasha Dhaqanka KGS.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com