Doonyo kaluumaysi oo la soo bad baadiyay( daawo)

Doonyo kaluumaysi oo la soo bad baadiyay( daawo)

ilaa 4 doonyood oo nooca kaluumaysiga ah ayaa badda ku darsamay kadib markii biyo xoog leh kusoo rogmadeen meel badda ka durugsan oo la dhigay, dhanka kale ilaa 7 guri ayay roobabku dumeyeen deegaanka Ceelaayo ee gobolka Sanaag.
Daawo.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com