DHEGEYSO-Xanuunka Shuban biyoodka oo ka dilaacay gobolka Gardafuu.

Tuulada Xaabo oo katirsan  dagmada caluula ee Gobolka gardafuul  ayaa waxaa laga soo sheegayaa in uu ka dilaacay cudurka shuban biyoodka . Waxaan ilaa iyo intalaxaqiijiyay cudurkaasi udhintay 2 qof  halaka xanuunkan ay ujiifaan inkabadan labaataneeyo qof.  
 
Waxaan iskudaynay in aan laxiriirno duqa dagmada  caluula ee Gobolka gardafuul oo ay tuuladaasi ay hoostimaado  waxaase noosuuragalin in aan qadka telfoonka kuhelno  balse waxaa noosuura gashay in aan lahadalno oo arimahaasi aan ka waraysano siciid yuusuf diiriye oo ah gudoomiyaha  golaha deegaanka ee dagmada Barayda .  
 
Wariye Xasan heykal ayuu ugawaramay arimahaasi xaalada deegaanka.

Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com