DHAGAYSO: Dugsiyada Midigalle Sanaag iyo Imaamu Nawaawi Garowe oo ka Guulaystay Dugsiyadii ay la Tartameen

Talaado, Juun 23, 2015 (Daljir)_ Barnaamijka Tartan iyo Tacliin oo  ay ku baratamaan dugsiyada sare Puntland ayaa xalay AY ahayd habeenkii sadexaad ee barnaamijka waxaana ku tartamay afar ka mid ah sodonka dugsi ee barnaamijkan ka qaybgalaya sanadkaan.

Qaybtii koowaad ayaa waxaa tartan adag uu ku dhexmaray dugsiyada kala ah Midigalle Secondary School vs Imaamu Shaafici Secondary School , waxaana guulaystay dugsiga sare Midigalle.

Imaamu Nawaawi Garoowe Vs Samatar Baxnaaan Buuhoodle ayaa ku tartamay qaybtii labaad ee barnaamijka , waxaana ku guulaystay Imaamu Nawaawi oo helay toban dhibcood   halka dugsigii kale ee la tartamayay Samatar Baxnaana uu keenay  lix dhibcood.

Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim ayaa nooga diyaariyay warbixin ku saabsan sida uu u dhacay tartankii xalay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com