Daad rogey dalagyadii 150 beeraha deegaaanka Qaw ee gobolka Bari (dhegayso)

Daad rogey dalagyadii 150 beeraha deegaaanka Qaw ee gobolka Bari (dhegayso)

Dhul beereed ku yaal deegaanka Qaw ee Gobolka Bari oo gaaraya illaa iyo 150 beerood ayaa waxaa rogey daadad ka soo rogmadey dabeylihii roobabka ee ka da’ay qaybo kamid ah gobolka Bari.

Arrintan waxa ay saamayn ay ku yeelatay ilaa iyo 30 qoys oo beeralay ah oo ku tiirsanaa beeraha daadku rogey. Deegaanka Qaw ayaa ah meesha ugu badan ee ay qudaartu uga timaado magaalada Bosaaso.

CabdiQani Xasan Maxamed waa Gudgoomiyaha Beeralayda Deegaanka Qaw, waxa uuna u waramay wariye Xasan Heykal.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com