Cudurada qarsoon ee keenay dhimashada iyo xanuunka bariga Ethiopia (Dhegayso)

HomeWararka

Cudurada qarsoon ee keenay dhimashada iyo xanuunka bariga Ethiopia (Dhegayso)

Wargeyska kasoo baxa dalka Ingiriiska ee The Guardian ayaa todobaadkan daabacay warbixin uu ciwaan uga dhigay Cudurada qarsoon ee keenay dhimashada iy

Mareykanka oo meel mariyay tallaalkii labaad oo looga hor tagayo COVID-19
Madaxweynaha Dowladda Soomaalida oo ka hadlay Ciidanka Liyuu Boolis
Warka Arooryo iyo Subeer Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Wargeyska kasoo baxa dalka Ingiriiska ee The Guardian ayaa todobaadkan daabacay warbixin uu ciwaan uga dhigay Cudurada qarsoon ee keenay dhimashada iyo xanuunka bariga Ethiopia ayaa lagaga hadlay cuduro aan la aqoon oo dadka Soomaali galbeed u dhimanayaan.

Cudurada ayaa warbixintu sheegtay inay ka dhasheen ceelasha shiidaalka ee laga qoday dawlad deegaanka Soomaalida dad badan ayaa u dhintay qaarna si daran ayay u xanuunsadeen.

Hadaba Dr. Cabdiraxmaan Cawaale Xasan oo degan dalka UK ayaa Radio Daljir uga waramay xanuunada ku habsadey deegaanadaasi Ethiopia shiidaalka ka qodatay iyo sida ay u dayacan yihiin dadkii iska lahaa dhulka Khayraadkiisa la daldalanayo.

Hoos ka dhegayso waraysiga Dr. Cawaale

Cudurada qarsoon ee dilaya dadka Soomaali galbeed

Wargeyska kasoo baxa dalka Ingiriiska ee The Guardian ayaa todobaadkan daabacay warbixin uu ciwaan uga dhigay Cudurada qarsoon ee keenay dhimashada iyo xanuunka bariga Ethiopia ayaa lagaga hadlay cuduro aan la aqoon oo dadka Soomaali galbeed u dhimanayaan.Cudurada ayaa warbixintu sheegtay inay ka dhasheen ceelasha shiidaalka ee laga qoday dawlad deegaanka Soomaalida dad badan ayaa u dhintay qaarna si daran ayay u xanuunsadeen.Hadaba Dr. Cabdiraxmaan Cawaale Xasan oo degan dalka UK ayaa Radio Daljir uga waramay xanuunada ku habsadey deegaanadaasi Ethiopia shiidaalka ka qodatay iyo sida ay u dayacan yihiin dadkii iska lahaa dhulka Khayraadkiisa la daldalanayo.

Posted by Radio Daljir on Sunday, February 23, 2020

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: