Ciyoon, Guddoomiyaha Gobolka Sanaag: “Waxaan wadnaa qorshe aan Somaliland gobolka oo dhan uga saareyno” (dhegayso)

HomeWararka

Ciyoon, Guddoomiyaha Gobolka Sanaag: “Waxaan wadnaa qorshe aan Somaliland gobolka oo dhan uga saareyno” (dhegayso)

Guddomiyaha Gobolka Sanaag Maxamuud Ciyoon ayaa ka waramay xaaladihii ugu danbaysay ee gobolka Sanaag, waxa uuna sheegay in ay wadaan qorshe Somaliland looga saarayo dhammaan meelaha ay gobolka kaga suganyihin. Waxaa waraystay Fadumo Deggan Daahir. Hoos kaga bogo.

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qaybgalay shirka 49-aad ee Ururka Dalalka Islaamka
Koonfur Galbeed oo sheegtay in ka badan 10 Shabaab ah in lagu dilay dagaal ka dhacay deegaanka Goof Gaduud
Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida Nabadoon Axmed Diiriye

Guddomiyaha Gobolka Sanaag Maxamuud Ciyoon ayaa ka waramay xaaladihii ugu danbaysay ee gobolka Sanaag, waxa uuna sheegay in ay wadaan qorshe Somaliland looga saarayo dhammaan meelaha ay gobolka kaga suganyihin.

Waxaa waraystay Fadumo Deggan Daahir. Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: