Burtinle oo lagu aasay maanta marxuum Maxamed Cabdixakiin Geelle oo xalay lagu dilay magaalada (dhegayso)

HomeWararka

Burtinle oo lagu aasay maanta marxuum Maxamed Cabdixakiin Geelle oo xalay lagu dilay magaalada (dhegayso)

Allaha unaxariistee waxaa maanta degmada Burtinle lagu aasay marxuum  Maxamed Cabdixakiin GeeLle oo horay u soo noqday guddoomiye kuxigeenkii degmada, hadan ahaa sarkaal katirsanaa shaqaalaha shirkada Somtel Burtinle. Aaska marxuumka waxaa ka soo qayb galay maamulka degmada, Ehelada marxuumka iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.   Dhegayso.

Soomaaliya oo la sheegay inay gaartey heerkii deynta looga cafin lahaa
Faahfaahinta AL-Shabaab Oo Weerar Is-Miidaamin Ah Ku Dishay Kornayl Shataqeey
Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)

Allaha unaxariistee waxaa maanta degmada Burtinle lagu aasay marxuum  Maxamed Cabdixakiin GeeLle oo horay u soo noqday guddoomiye kuxigeenkii degmada, hadan ahaa sarkaal katirsanaa shaqaalaha shirkada Somtel Burtinle.

Aaska marxuumka waxaa ka soo qayb galay maamulka degmada, Ehelada marxuumka iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.

 

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: