Burtinle oo lagu aasay maanta marxuum Maxamed Cabdixakiin Geelle oo xalay lagu dilay magaalada (dhegayso)

Burtinle oo lagu aasay maanta marxuum Maxamed Cabdixakiin Geelle oo xalay lagu dilay magaalada (dhegayso)

Allaha unaxariistee waxaa maanta degmada Burtinle lagu aasay marxuum  Maxamed Cabdixakiin GeeLle oo horay u soo noqday guddoomiye kuxigeenkii degmada, hadan ahaa sarkaal katirsanaa shaqaalaha shirkada Somtel Burtinle.

Aaska marxuumka waxaa ka soo qayb galay maamulka degmada, Ehelada marxuumka iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.

 

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com