Gudoomiyaha degmada Gumbax Cismaan Maxamed Bali oo la soo xiriiray radio Daljir ayaa sheegay in degmadda ay ka jirto xaalad Biyo la’aan ah,taas oo dad iyo duunyaba saamayn xoogan ku yeelatay.
dhinaca kale Gudoomiyaha Waxa uu sheegay in xoolihii ay dadka ku noolaayeen ay gabaabsi yihiin.
Dhanka caafimaadka waxa uu sheegay in xaalad caafimaad daro ay ka jirto degmadda uuna ka dilaacay cudurka shuban biyoodka.
U Jawaab NUURKANEDERLAND Buri halceliska