Biyo la’aan laga soo sheegayo degaano ka tirsan gobalka Bari (dhegayso)

Biyo la’aan laga soo sheegayo degaano ka tirsan gobalka Bari (dhegayso)

Gudoomiyaha degmada Gumbax Cismaan Maxamed Bali oo la soo xiriiray radio Daljir ayaa sheegay in degmadda ay ka jirto xaalad Biyo la’aan ah,taas oo dad iyo duunyaba saamayn xoogan ku yeelatay.

dhinaca kale Gudoomiyaha Waxa uu sheegay in xoolihii ay dadka ku noolaayeen ay gabaabsi yihiin.

Dhanka caafimaadka waxa uu sheegay in xaalad caafimaad daro ay ka jirto degmadda uuna ka dilaacay cudurka shuban biyoodka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NUURKANEDERLAND 5 years ago

    TII SOMALI AHYD GACMAHAA LOO LAABEY!!,
    WAXAA LAGA YAABAA IN BIYUHU UJIRAAN 8-10 MITIR WAA DHULKA DIDIBKA AH & DHULKA XEEBTA KA AGDHOWE LKN LAMA SOO BIXI KARAAN OO GACMAHAA LOO LAABEY ILLAAHAY XOOGOODA & CAQLIGOODA HATUSO!!!.
    WAR UMAAD CEEL BIYO AH QODI KARI WEYDEY SIDEE BAY RABTAA INAY UNOOLAATO??.
     

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com