Beesha Geri-koombe oo Codsatay In Laga Qaybgeliyo Barlamaanka Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Beesha Geri-koombe oo Codsatay In Laga Qaybgeliyo Barlamaanka Puntland (dhegayso)

Odayaasha iyo waxgaradka beesha Geri-koombe oo kamid ah beelaha dega deegaamada Puntland ayaa ka codsatay madaxda iyo waxgaradka Puntland in laga qaybgeliyo xubnaha barlamaanka Puntland, haddii uu hirgalo qorshaha lagu kordhinayo. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59229d2f020100a39b6f1728/Codka+Cabashada+Beesha+Gari+Koobe.mp3

Heshiiska Milatari ee Dowladaha Ruushka & Itoobiy
Guddoomiyaha gudiga doorashooyinka qaranka oo dhuusamareeb gaaaray
Jubbaland oo Maanta Bilowday Howlgallo Kadhan ah Ururka Alshabaab (dhegayso)

Odayaasha iyo waxgaradka beesha Geri-koombe oo kamid ah beelaha dega deegaamada Puntland ayaa ka codsatay madaxda iyo waxgaradka Puntland in laga qaybgeliyo xubnaha barlamaanka Puntland, haddii uu hirgalo qorshaha lagu kordhinayo.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 5
DISQUS: