
Puntland oo dib u celisey Markab sidey shixnad gargaar ah oo laga kenay Muqdisho, Dawlada Federalka oo gudi baarayaal ah u saartay Diyaarad shalay Burburtay, Xildhibaano ka tirsan DF oo kulan la qaatay Madaxda Puntland & odayaasha dhaqanka, Cali Cabdi Awaare oo isu sharaxay Madaxweynaha Puntland, Dhalinyaradda Puntland oo isimadda ugu baaqay in Xildhibaanadda cusub lagu daro Dhalinyaradda, Kulan xaquuqul insaanka ah oo la qabtay & amaanka Kismaayo oo la adkeeyey.
Audio Player
COMMENTS