Baahin: Sabti,10 AUG 2013, Caawa Iyo Daljir Weriye Cabdirisaaq C Cabdi Silver ~ Daljir ~ Galkacyo

Puntland oo dib u celisey Markab sidey shixnad gargaar ah oo laga kenay Muqdisho, Dawlada Federalka oo gudi baarayaal ah u saartay Diyaarad shalay Burburtay, Xildhibaano ka tirsan DF oo kulan la qaatay Madaxda Puntland & odayaasha dhaqanka, Cali Cabdi Awaare oo isu sharaxay Madaxweynaha Puntland, Dhalinyaradda Puntland oo isimadda ugu baaqay in Xildhibaanadda cusub lagu daro Dhalinyaradda, Kulan xaquuqul insaanka ah oo la qabtay & amaanka Kismaayo oo la adkeeyey.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com