Axmed karaash waa madaxweyne kuxigeenka dowladda Puntland (dhegayso)

Axmed karaash waa madaxweyne kuxigeenka dowladda Puntland (dhegayso)

Doorashadii xilka madaxweyne kuxigeenka dowladda Puntland waxaa ku soo baxay oo ku guulaystay Axmed Cilim Axmed Karaash ,oo helay cod aqlabiyad ah.

Karaash ayaa waxaa la tartamay ilaa iyo 8 musharax , wuxuuna wareegii sadaxaad uu ka guulaystay muasharax Madaxweyne kuxigeen  Cabdi Ibraahin Warsame Qawdhan .

Axmed karaaash ayaa helay 47 co, halka musharaxii la tartamayay Qawdhan uu helay 19 cod .

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com