Alshabaab oo 4 Qof Qoorta ka Goyeey Magaladda Lamu Kenya

Alshabaab oo 4 Qof Qoorta ka Goyeey  Magaladda Lamu Kenya

Dadka degaanka Lamu ayaa aasay 4; qof oo dhawaan ay qoorta ka jareen Xarakada Al-shabaab,waxaana dadka degaanka ay wali ka sheegayaan weerarrada ka dhanka ah dadkaasi ee uga imanaya AL-shbaaab.

Meyadadka la aasay waxaa ka mid ah Joseph Kimani, oo ahaa Bare Dugsiga hoose ee Bobo,waxaana madaxa ka gooyay 30 Qof oo la sheegay in xilligaas ay aad u hubeysnaayeen.

3; Qof oo kale ee la dilay oo dhamaantood wada Rag ah ayaa lagu kala magacaabaa Gerald Wagunyi Wanjahi, Mr Samuel Ngushu Ndung’u iyo Mr Hilary Kiara..

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com