Alshabaab oo 4 Qof Qoorta ka Goyeey  Magaladda Lamu Kenya

HomeWararka

Alshabaab oo 4 Qof Qoorta ka Goyeey Magaladda Lamu Kenya

Dadka degaanka Lamu ayaa aasay 4; qof oo dhawaan ay qoorta ka jareen Xarakada Al-shabaab,waxaana dadka degaanka ay wali ka sheegayaan weerarrada ka d

Xildhibaan Farah Sulub: “ma ansixinayno wasiiradda ay dhaarisay maxkamadda racfaanku”
Madasha badbaado Qaran oo Fariin Culus u diray QM
Amniga Caasimadda Puntland ee Garoowe oo aad loo adkeeyey (dhegayso)

Dadka degaanka Lamu ayaa aasay 4; qof oo dhawaan ay qoorta ka jareen Xarakada Al-shabaab,waxaana dadka degaanka ay wali ka sheegayaan weerarrada ka dhanka ah dadkaasi ee uga imanaya AL-shbaaab.

Meyadadka la aasay waxaa ka mid ah Joseph Kimani, oo ahaa Bare Dugsiga hoose ee Bobo,waxaana madaxa ka gooyay 30 Qof oo la sheegay in xilligaas ay aad u hubeysnaayeen.

3; Qof oo kale ee la dilay oo dhamaantood wada Rag ah ayaa lagu kala magacaabaa Gerald Wagunyi Wanjahi, Mr Samuel Ngushu Ndung’u iyo Mr Hilary Kiara..

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: