Abwaan Jaamac kadiye oo lagu aasay Laascaanood

Abwaan Jaamac kadiye oo lagu aasay Laascaanood

Alle ha u naxariiste waxaa maanta aas qaran loogu sameyeey magaladda LAASCAANOOD ee xarunta gobalka Sool abwaanki weynaa Abwaan Jaamac Kadiye oo shalay ciidanka Somaliland duqeyn ku dileen.

Aaska waxaa ka qaybgalay waxgarad, aqoonyahano iyo qayabaha kaladuwan ee bulshadda SSC-Khaatumo,waxaana aaskiisa ka qaybgalay dadweyne farabaddan oo ka sheegay goobta aaska inay u aari doonaan abwaan Kadiye.

Diiwaanka wararka | Daljir Media

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com