HomeUncategorized

DHEGEYSO-Maamulka ciyaaraha Puntland oo kahadlay guushii shalay.

Muqdisho, July 24 2016--Xulka qaranka Puntland ayaa maalinkii shalay gaarey finalka ciyaaraha maamulada dalka, kadib markii ay 1 iyo 0 kaga adkaadeen xulka gobolada Shabeellaha dhexe iyo Hiiraan.

Sheekh Somali ah, si wayna looga yaqaanay dalka Koofur Afrika, oo shalay dalkaasi lagu dilay.
Mudug & Banaadir oo u gudbay wareega 2-aad – Halkan ka dhegaysto baahinta ciyaarta ee idaacada Daljir – Jamal Kaka & Baydhabo oo ku sugan garoonka kubadda cagta ee Mire Awaare.
Xukuumadda maanta la magacaabay oo noqotay tii ugu haweenka badnayd.

Muqdisho, July 24 2016–Xulka qaranka Puntland ayaa maalinkii shalay gaarey finalka ciyaaraha maamulada dalka, kadib markii ay 1 iyo 0 kaga adkaadeen xulka gobolada Shabeellaha dhexe iyo Hiiraan.

Puntland ayaa ciyaarta kama dambaysta ah ku waajahaysa xulka maamulka Jubbaland, waxaana arrimahaasi radio Daljir ciyaartii shalay kadib ka waraysatay agaasimaha guud ee dhalinyarada iyo ciyaaraha dowladda Puntland Axmed Cabdalle Tigaana.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: